Masuul katirsan Dowlada oo caawa lagu dhaawacay Meel ku dhaw Madaxtooyada Somalia

Ciidamo ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa caawa rasaas ku furay gaari uu watay Agaasimaha Waaxda Xiriirka Gobolada ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga C/llaahi C/kariin Maxamed Xiirey. Sida aan Wararka ku heleyno Agaasimaha ayaa marayay meel ku dhaw xarunta Madaxtooyada Soomaaliya gaar ahaan albaabka Beerta Nabada markii rasaasta lagu furayay, waxaana Agaasimaha soo gaaray dhaawac . … Continue reading Masuul katirsan Dowlada oo caawa lagu dhaawacay Meel ku dhaw Madaxtooyada Somalia